Go to content Go to navigation

Informationen auf Somali

Xarunta Caafimaadka Dumarka FEM Med

oo bilaash ah. Xitaa bilaa E-kaar. iyo Balan la’aan.

Noo kaalay hadii

… Aad qabtid su’aali ku saabsan caafimaadka  iyo Xanuunada ama Jirrada.
…Aad qabtid wax su’aalo ah ogaanshaha iyo Natiijooyinka baritaankaagi.
…Aad qabtid wax su’aalo ah oo kusaabsan nidaamka daryeelka caafimaadka Awstriya.
…haddi aad rabtid Ka-hortagga iyo Tallaalada.
…haddii aad u baahan tahay in lagaa caawiyo buubuuxinta codsiyada ( Pflegegeld, Reha )
…hadii aad qabtid Su’aalo ku saabsan Uurka, Iska ilaalinta Uurka iyo Galmada. Ama inaad wax ka ogaato rabtid.

Waxaanu nahay Koox ka kooban Kalaaliso, Dhakhaatiir, La taliyaha Bulshada iyo Dhakhaatiir Cilmi nafsi..

Waxaanu kugu adeegaynaa ama kugula hadlaynaa Luuqadahan, Somali, Afjarmal, Englisch, Afturki, Carabi, Bosniyan/Kuruwatisch/Serbiyan, Dari/Farsi; Pashtu, Ukraini, Ruush.


Isniin-Khamiis 9:00 subaxnimo ilaa 6:00 galabnimo

Jimcaha 9:00 subaxnimo ilaa 5:00 galabnimo

Talo ragga

Isniin 1:00 duhurnimo ilaa 6:00 galabnimo

Waxaan rajeyneynaa inaan ku aragno!

Reumannplatz 7

1100 Vienna

0043 1-890 22 22

office@femmed.at

Logo FEM Med

Mo. – Do. 9:00 – 18:00 Uhr
Fr. 9:00 – 17:00 Uhr
Beratung für Männer
Mo. 13:00 – 18:00 Uhr

Reumannplatz 7
1100 Wien
+43 1 890 22 22
office@femmed.at

Wir freuen uns auf Sie!